* Waa waajib / Required field
Dooro mid kamid ah sababahaan: / Choose one of the reasons below:
Sawiro ama PDF (ugu badnaan 5 fayl, 10MB mid kasta) / Photos or PDF (max 5 files, 10MB each)
Ogeysiiska Asturnaanta Xogta
Foomkan waxaa maamula dadaal gaar ah oo bani’aadamnimo ah oo lagu diiwaangelinayo baahiyaha dadka.
Ujeeddada foomka
Waxaan xog ka ururinaa dadka barakacay ama ay dhibaato ka soo gaartay gudaha Soomaaliya si loo diiwaangeliyo baahiyahooda, looguna gudbiyo ururro samafal iyo bani’aadamnimo iyadoo xogta guud ahaan loo soo koobayo.
Xogta aan ururinno
Foomkani wuxuu ururin karaa magacaaga, lambarka taleefankaaga, degmada ama goobta aad joogto, iyo sababta aad taageero ugu baahan tahay.
Sida aan xogta u isticmaalno
Xogta aad soo gudbiso waxaan u isticmaalnaa oo keliya:
- in lagu diiwaangeliyo baahiyaha taageerada bani’aadamnimo;
- in lagula soo xiriiro haddii faahfaahin dheeraad ah loo baahdo;
- in loo diyaariyo warbixinno kooban oo loogu talagalay ururro samafal oo lagu kalsoon yahay.
Soo gudbinta foomkan ma dammaanad qaadayso in taageero la heli doono.
Waxyaabaha aanan ururin
Ma weydiinno eray sir ah, xog bangi, xog lacag-bixin, lambarrada kaararka lacagta, dukumentiyo aqoonsi, ama xog lagu galo akoonno.
Wadaagista xogta
Ma iibinno xogtaada. Waxaa laga yaabaa inaan xog guud ama kooban la wadaagno ururro samafal. Xogta shakhsiga ah waxaa la wadaagi karaa oo keliya haddii ay lagama maarmaan u tahay dabagal ama isku-duwid taageero.
Badbaado iyo qarsoodi
Magacyada shaqsiyaadka foomkan maamula lama daabaco sababo amni awgood. Waxaan qaadnaa tallaabooyin macquul ah si loo ilaaliyo xogta la soo gudbiyo, loona xaddido cidda heli karta xogtaas.
Soo gudbin ikhtiyaari ah
Soo gudbinta foomkan waa ikhtiyaari. Waad dooran kartaa inaadan foomka buuxin.
Xiriir
Haddii aad qabto su’aalo ama aad rabto xaqiijin, nagala soo xiriir: info@hiilshacab.org
Privacy Notice
This form is run by a private humanitarian documentation initiative.
Purpose of the form
We collect information from displaced and affected people in Somalia in order to document support needs and approach humanitarian organizations with aggregated information.
What information we collect
The form may collect your name, phone number, district or location, and the reason why you are requesting support.
How we use the information
We use the submitted information only to:
- document humanitarian support needs;
- contact you if clarification is needed;
- prepare summaries for trusted humanitarian organizations.
Submitting this form does not guarantee that support will be provided.
What we do not collect
We do not ask for passwords, bank details, payment information, credit card numbers, identity documents, or account login details.
Data sharing
We do not sell your information. We may share aggregated or summarized information with humanitarian organizations. Personal information will only be shared when necessary for follow-up or support coordination.
Safety and confidentiality
Individual operator names are not published for safety reasons. We take reasonable steps to protect submitted information and limit access to people involved in this documentation initiative.
Voluntary submission
Submitting this form is voluntary. You may choose not to submit the form.
Contact
For questions or verification, contact: info@hiilshacab.org
Waad ku guuleysatay isdiiwaangalinta Registration Successful
Waan kula soo xiriiri doonaa Dhawaan
Mahadsanid
We will contact you soon. Thank you!
